Dad loo xirxiray qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Kismaayo

Ciidamada amaanka Jubbaland ayaa howlgalo ka wada xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Howlgaladan ayaa ka dambeeyey markii xalay fiidnimadii rag hubeysan ay bam ku tuureen dhalinyaro ku fiidsaneysay biibito ku taalla isgoyska Golol oo ku dhow aargada magaalada Kismaayo. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qaraxaas halka dad 10 ka … Continue reading Dad loo xirxiray qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Kismaayo